Laga soo bilaabo 2023, CDTN waxay siisay is-hagidda, daryeelka guriga dhexdiisa dadka reer Tennessee. Waxaan daryeeleynaa shaqada iyo hawlaha mushaar bixinta ee adeegyada guriga iyo adeegyada bulshada ku saleysan ee TennCare ku hago (HCBS). Waxaad shaqaaleysiisaa, tababartaa, jadwalaysaa, oo aad eridaa daryeelayaashaada. Waanu taageersanahay madaxbanaanidaada.